VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof baa tahay - Lyrics

Sidii qorax so baxdo falaraha Qeybisiyo quruxda buuraha Calmadow leh Qajeel baad ii Aheyde Qalbiga ruux iidagoo Indhuhu kuu qabobayan Qof ba tahay iidhawaa Caweysyada qaaligaa Waxaan kuu qaadi jiray Qol weynaha cishqigu Naa maaheee Dadk wada qaadeee Qalbiga ruux baa hantoo Midbaan quful ugu xiree Naftana adigaa qabsadayee ayaamaha wada qalalan qodxaha waayaa ku baxe waxay qalayaan naftee muxuu qalbiyada is jecel u kala qaada wakhtigu qurbuhu way kala tage hadaad qunyar yeelatana hudii quruxdana waan ku sudhe hadaad kaligay qaayibtana qalbiga samirban ku faray naftayduna way qaloo ayaamaha qaxarka badan sidii godob qaanso laho bilaysii labada ahaa badweyn kuu qotomisay hirkana qooransi qofbaa tahay ii dhawaa ayaamaha wada qalalan qodxaha waayaa ku baxe waxay qalayaan naftee muxuu qalbiyada is jecel u kala qaada wakhtigu
Queue is empty
-- / --