VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof laabta kaa tiray - Lyrics

inkastoo xiriirkii xilli dheer aan soo siday weed ka yahay xaggaaga xiskaa caaashaq dhaansaday xurmo mooyee dhankaagaa weli ima farin xumee adaa xooray caashaqa xubbigiina kaa guray assee duniyo xaalkeed qof xusuuusta kaa tiray adoo caashaqa xaggiisa dharaar qura xeerin waayay maxaan ku xaaray laabta anigoon xajiiniyo mar aan xumaanta ka fileeyn xaggaaga adaa xooray caashaqa xubigiina kaa guuray assee duniyo xaalkeed qif xusuusta kaa tiray
Queue is empty
-- / --