inkastoo xiriirkii
xilli dheer aan soo siday
weed ka yahay xaggaaga

xiskaa caaashaq dhaansaday
xurmo mooyee dhankaagaa
weli ima farin xumee

adaa xooray caashaqa
xubbigiina kaa guray
assee duniyo xaalkeed
qof xusuuusta kaa tiray

adoo caashaqa xaggiisa
dharaar qura xeerin waayay
maxaan ku xaaray laabta

anigoon xajiiniyo
mar aan xumaanta
ka fileeyn xaggaaga

adaa xooray caashaqa
xubigiina kaa guuray
assee duniyo xaalkeed
qif xusuusta kaa tiray

Exit mobile version