VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saaxib la ahow - Lyrics

naftaydaay sahan ku goob maalmaha socdiyo xiliga saaxiib la ahaw waqtiga wax ku seegay ha u dudin sadka nolosha kaa maqan samir iyo ku dhaawr calaf dharaaraha sirgacan iyo hadba samanka kugu adag adoon salow ka qaadayn riyo saabka ha u tolan hankoo laga saboolaa ku sahadsha eedaha dadku kugu saluugee sumcadiyo u xilo sharaf naftaydaay samirka baroo calaf seegi mayside saabaale ku noolaano qof sareedo kula jecel oo suldaaro kula rabin nacabkaaga ha la simin hana korin salaamada qof ku saaray ridi karo sirtu aamus weeyee dhana samaha ugu xilo
Queue is empty
-- / --