VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sacdiya - Lyrics

marwo waa sacdiya waa suurad wacan qurux lagu suntoo lagu simay ilwaad marwo waa sacdiya waa suurad wacan qurux lagu suntoo lagu simay ilwaad qalbi saafiyoo aan saxar lahayn asluub saalixoo lagu soo haybin iyo soor gobeedbaa lagu sar jaray qalbi saafiyoo aan saxar lahayn asluub saalixoo lagu soo haybin iyo soor gobeedbaa lagu sar jaray baari sidata duco u walwaal sacdiya dheeman saafiya u walwaal u sacdiya sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa baari sidata duco u walwaal sacdiya dheeman saafiya u walwaal u sacdiya sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa gaari waa sacdiya waa geenyo sool quruxdii saaag sabo looga dhigayeey gaari waa sacdiya waa geenyo sool quruxdii saaag sabo looga dhigayeey waxa dhalay sacdiya hooyo suubaniyo garaad aabo sare gobtii samo u fayl sinjigii darwiish oon saxar lahayn baari sidata duco u walwaal sacdiya dheeman saafiya u walwaal u sacdiya sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa baari sidata duco u walwaal sacdiya dheeman saafiya u walwaal u sacdiya sarmo waydo ugub oo dheeh la sudhi u walwaal sacdiya sacdiya sacdiyaa
Queue is empty
-- / --