VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shakaal - Lyrics

hadaan shalay idhi shifaad tahay imika shar iyo shidaad tahay hadaan shacni kugu shabihi jiray shakaaleey amaanta shubi jirayeey shaqlaneey caashaqaan shixnidi jirayey waxaan sharaxaba shilbuu galayeey dhaaxaan geenyo shilis la shaaximay waa shafka reer hode shishood nugushee aan u sheegee shaxdaas dadanoo shareeran amuuro shaqulkaayee shideed baxayee ha sharataminee shalayn maayee shandada guro oo naa shiraaco hadeer shuruud li'i hadaan ku shinsado shaxeex dhimay hadaan shirku jirin shibaan idhi shakhsiyo luminiyo shushuub badan shirkii dhacay shawrkii hoosana sheedaan ka arkaayay sheekada ee ana shabaqa la igu shilif xidhiyeey shiilaabiyo shirdimaan dagoo shabeel dagayeey shabado kaa shidan shukaansadayeey shakina kuma jiro shanbaan heliyeey sharcigu intuu qabo la sheekh tagayee
Queue is empty
-- / --