VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleekha - Lyrics

suleejhadii haweenkaay sadrigaad ku qoranto qalbi adi ku saacidaa farxad kugu salaamee sinji dhalaad ayaad tohoo waad suurad wacanto sabanadan hablaha kacay ayaad ugu sareysa sida sida aad u hadashiyo hanaan sami u socodkiyo sifahaagan xishoodka ku salaysan asluubta gayaan kaaga soocdiyo saw sawjadaydii maad noqon xidigohoo siraatoo saqda dhexe habeenki samadu ay iftiintaa ayaad iila simantehe suhuura oo nal bixisoo daruuraha samado oo sagaalku jaranyahaad suuradooda leedahay
Queue is empty
-- / --