qalbigaan awood
u lahayn ilaw
adi kuma rabtee
ana waan ogahay
ilwaad inay qof kale
istareex ku tahay
ulashada cishqiga
marna kama ilbaxo
sug ayaan dambiyo
inay garan ishay
iyaduna talada
arimaha u dana
inankay rabtay
waxay ku odhan
afkaariyo odoro
ila eeg tidhaa
anoo ugub u jecel

indhahaan runtaba
iimaansanoo
ismoodsiis ka raba
ana wan arkaayee
inay aadmi kale
igmatooy rabte
afka diida
sheegmada waayo eedo
dhegta eray u daran
misna uurka guba
iyaduna talada
arimaha u dana
inankay rabtay
waxay ku odhan
afkaariyo odoro
ila eeg tidhaa
anoo ugub u jecel

Exit mobile version