VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wada dhalasho - Lyrics

kalgacayl dhaboobaa dhaqashada ilaashoo wada dhalashadeenii geesna aan u dhaafine anaa kula neceb dhibtoo dhagxumooyin goornaba adi dhaawaca kugu noqon dhayal ha u malayn wada dhalashadeenii axdigana ha dheeliyin dhawaaqiyo codkaagay naftu dheefsataayoo dharaariba dharaarbay igu kaa dhawaysaye ogoow dhuuxa hoosiyo dhiigaad ku milantoo qalbigaad ku dhigantee dhayal ha u malayn wada dhalashadeenii axdigana ha dheeliyin
Queue is empty
-- / --