VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiligu - Lyrics

xiligu waa saacadiiye isagu ii sido laftiisa anoo sabadayda jooga intuu soo galo rugtiisa salaan gacaltooyo waynle intuu cod san igu yidhaahdo igu soori jirayee igu soori jiray laabtee maxaa siya ee ku dahacay sideen u helaa warkiisa maxaa siya ee ku dhacay sideen u helaa warkiisa xiligu waa saacadii aduunka midaan ka soocday ee hoyga igu sugaysay intaan saani ugu hagaago judhaan saaro dhaayahayga dhaayahaygaa intaan ku hab siiyo laabta tacabka ku ilaawayee wadada saxmadiyo habsaanka niyadu ma samaanayso samirkan uma taag hayee waa inaan lugta socod baraa waa inaan lugta socod baraa miyaan af wax saarayaa haraadku miyuu i solaa hurdiyo seexasho ilow anoon xaaladiisa sugin siduu wehelkaygu yahay waa inaan inaan inaan waa inaan soo baafiyaa waa inaan waa inaan soo baafiyaa miyaan sikin sikin aragtideeda sabaalo ku joogayaa anoon xaaladeeda sixin sidaan ku aqaanay dhaqan sadriga uu qaboobayaayoo sidayda waranba ku mudan sadrigu u qaboobayaayo sidayda waranbaa ku mudan sidayda sidayda sidayda waranbaa ku mudan ala sidayda sidayda sidayda waranbaa ku mudan miyaan af wax saarayaa haraadku miyuu i solaa hurdiyo seexasho ilow anoon xaaladiisa sugin siduu wehelkaygu yahay waa inaan waa inaan soo baafiyaa waa inaan inaan soo baafiyaa miyaan sikin sikin aragtideeda sabaalo ku joogayaa anoon xaaladeeda sixin sidaan ku aqaanay dhaqan sadriga uu qaboobayaayoo sidayda waranba ku mudan sadrigu u qaboobayaayo sidayda waranbaa ku mudan sidayda sidayda sidayda waranbaa ku mudan ala sidayda sidayda sidayda waranbaa ku mudan ma inaad i saayataa sababteeda doontaa ma inaad silic ii badaa ku sar goysay xaajada sow ruuxdu ruuxdaada RABI kuma samaynoo sow ruuxdu ruuxdaada RABI kuma samaynoo kuma soohnid laabtayda kuma soohnid laabtayda ala maya suuban mudaneey marna saymo kuma bado macaan maya suurad quruxeey saxariir kulama rabo sow ruuxdu ruuxdayda RABI kuma samynoo kuma soohnid laabtayda sow ruuxdu ruuxdayda RABI kuma samaynoo kuma soohnid laabtayda kuma soohnid laabtayda kuma soohnid aabtayda kuma soohnid laabtayda ma inaad i saayataa sababteeda doontaa ma inaad silic ii badaa ku sar goysay xaajada sow ruuxdu ruuxdaada RABI kuma samaynoo sow ruuxdu ruuxdaada RABI kuma samaynoo kuma soohnid laabtayda kuma soohnid laabtayda ala maya suuban mudaneey marna saymo kuma bado macaan maya suurad quruxeey saxariir kulama rabo sow ruuxdu ruuxdayda RABI kuma samynoo kuma soohnid laabtayda sow ruuxdu ruuxdayda RABI kuma samaynoo kuma soohnid laabtayda kuma soohnid laabtayda kuma soohnid aabtayda kuma soohnid laabtayda maya maya suuban mudaneey marna saymo kuma badao suurad quruxeey sow ma tihid midaan sumar ka dhex soocdee sabab aayatiin iyo saldhigaygii maad noqon
Queue is empty
-- / --