VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xuural cayn - Lyrics

hablahan wada xuural caynta hablahan xasiliya qulubta hablahan xikmadii abuurta nolosha xal u raadinaaya marwoooy xidigaha siraata hadaad tahay xabad iftiinle ilays dunidaba ku xeran xariiriyo midab dhalaaloo qalbiga xadan toodayoo xaqiijinta caashaqeena xaq iyo mawd iyo shil mooye wax kala inagama xigaane adigu xiska taa ku hay hablahan dhibicda xariirta hablahan xayadii hagoogan hablahan xaadu ay dhaqaaqdo markaad hesho gogol xalaala hadaan gacalooy xabiibi xulkaa kacay qurux badnaanta adiga kaa xushay dhexdoodoo naftaydu haday xurmayso waxaan xiiseeyo oo dhan xaqiijinta caashaqeena xaq iyo mawd iyo shil mooye wax kala inagama xigaane adigu xiska taa ku hay
Queue is empty
-- / --