logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kor uqaadka jaceylka mp3 ahaan

Sawirka Cabdiwali Cumar

Cabdiwali Cumar

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Kor uqaadka jaceylka lyrics

kaa doortay dumarkoo kuu hibeeyay noloshee
kalsooni i galiyoo kor u qaad jacaylkeena
oo kolna ha ila siidayn anba kuuma quudhee
kali yaanu igu noqon
Lyrics by Masuul.com

kunjeer aduunbaa kashka iigu qoranoo
yaan la igu kaa dirin oo ha noqon wadkayga

kali kuuma roona inuu kugu hela oo
kugu gubo noloshoo ha igu daynin kaligay
kaar iyo xanuunbuu korka ku wataayoo
dadku ku gubtaan

indhihii ku arkee ku calmadaa ayaan badan
koobkii nasiibkana ku guulaystay dunidee
kaaseexan waayoo hurda kala colownee
kaalayoo wax ila qabo naftaydaa ku sugaysee

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --