Anigoo ku raba oo
Ku raaraadinaayaa
Ani i rumaysoo
Rafiiqaygii noqotaa

Raaxadii aduunkaay
Rajadiisa caashaqa
Rajeeya eeboow
Rajadiisu waa guul

Kun la roori maayee
Kuna reeri maayee
Kun la roori maayee
Kuna reeri maayee
Reerkeenan hodankaa
Reerkeenan hodankaa
Kaa raadinaayaa

Qofaad kuuma quudhee
Kun la roori maayee
Qofaad kuuma quudhee
Kun la roori maayee
Reerkeenan hodankaa
Reerkeenan hodankaa
Kaa raadinaayaa

Anigoo ku raba oo
Ku raaraadinaayaa
Ani i rumaysoo
Rafiiqaygii noqotaa

Raaxadii aduunkaay
Rajadiisa caashaqa
Rajeeya eeboow
Rajadiisu waa guul

Qofaad kuuma quudhee
Kun la roori maayee
Qofaad kuuma quudhee
Kun la roori maayee
Reerkeenan hodankaa
Reerkeenan hodankaa
Kaa raadinaayaa

Exit mobile version