VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar iyo Jaceyl - Lyrics

doqon maaha nin liitaa diric maaha kii ladan ma aha dahabiyo lacagoo kalgacaylku waa dookh dantuna ceeba ma lahee dadkuunbaa isu nacayee dumar taan ka caashaqay duunyay iga raacdee ma daaya jacayloo dib ma uga hadhaa dumariyo jacayl danbi malaha ruuxuu ILAAHAY ka daayoo dawo malaha ruuxuu wadku soo dul joogsado
Queue is empty
-- / --