hawadiyo naftu way ila hadlaan
haasaawahaan ku habeensadaa

ma haree jacayl wuu i hawlayaa

hoos beenabaa la i horkeenayaa
hiladiisibaan halmaami karin
hagar daamo iyo huq wuxuu i baday

waxan hibanayee igu diray hurdada
habeenimo kalgacal waxuu igu hayiyo
midaan ilaba haynbaan u heesayaa

Exit mobile version