laylaay laylaay heedhe uduga doogaay dhedediyo cad ceedaay hilaaciyo hirdoogliyo liibaan eebe keenaay

lilaahida midii aan boga uga amaanaay nabdigayga noloshiyo lixdankii xoriyadaay

heedhe looba joogee lix iyo toban jirkaan kacay ina cali mideebaa lawadaagto quruxdoo lala loolan siiyaa

laylaay laylaay lixaad kayga xoogaay lafta dhabarka duubtaay marna liifadiisiyo lihidii naftaydaay

liidharkii haween kaay dumar birimadiisaay libintaan dugsanayaay lex jeclada hankaygaay

heedhe looba joogee lix iyo toban jirkaan kacay ina cali mideebaa lawadaagto quruxdoo lala loolan siiyaa

Exit mobile version