Heesta Siduu xaalku kula yahay - Lyrics
ilaa maalintii kow madal kulan shadeeniyo halkii kaarku iga galay wali way karaysaa kaa quusan waayee siduu xaalku kula yahay
inkastoo kurbood raga mid kaleeto kaa daahay kaa quusan waayee siduu xaalku kula yahay
ma iga goyn karaysaa kadeed kaan ihaystiyo caashaqaan lakolan kolay dhibta mayla haysaa mise waa mid kali ani kashka laabta iga daga
taan korkeeda quruxdiyo kibir keeda eedaay maantaan karaayoo kashka aan ka orani cindigaygu waykali adaan kugu riyoodaa
kalmadaan iraahdana labaatan iyo kowsano kalgaceel da'weenoo rajo xumaa ilumisee
ma iga goyn karaysaa kadeed kaan ihaystiyo caashaqaan lakolan kolay dhibta mayla haysaa mise waa mid kali ani kashka laabta iga daga