VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dhiib waraaqaha - Lyrics

sayruuq la saanyaday cirka sahan u joogiyoo xidigaha siraatahay ama subax cadceed duhur caad yari ku saaqmoo dhulka sare guduutiyo midabkii suleekhaay saablayda oofaha sanbabada dhexdooda warsaneey i sartaqdoo sahwi igu abuurtee kaa seexan waayoo siday noqon ALLAA OGE hadba waxaad ku sugantay soo dhiib waraaqaha aan warsanee soo dhiib waraaqaha sida baxarasaafkii dhirta ugu saraysaay hablahaad u sidataa sara joogaagiyo socodkiyo laafyaha ILAAHAY sameeyaa qurux kuu siyaadshee
Queue is empty
-- / --