VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumooy 2 - Lyrics

Ma failayn inaad iga falantidoo Ma filay inaad Farta ii qaniintee Arimahaan ku faray iyo Foodkii dhaxdeena Inagoo ka faaloon oo weli aan falaaqayn Yaa ku yiri ku faanoo Fagaaraha ka sheeg Fakatayoo taladee Adigaaa furfurfurayoo Nacabkeena ufidiyoo Sirtaynii fashilantoo faro kuma jirtee Hadaad saas ufududahay Waad iga fasaxntahee Faadumoy faraskaagu haku qaado Inaad qalbi fasiixoo iyo Wadanahuu la furay iyo Farxad ku qabataa faraq kugu sheegtee Ma filayn inaad Fidno ii hersoodee Ma filayn inaad Feeraha igooysee Inta hadalku feeraha Weli uu fadhiyabuu Faa'ido leeyahay Mar haduu fakado Faruuryaha ka soo baxo Fadow laguma gaaree Fakatayoo taladee Adigaaa furfurfurayoo Nacabkeena ufidiyoo Sirtaynii fashilantoo faro kuma jirtee Hadaad saas ufududahay Waad iga fasaxntahee Faadumoy faraskaagu haku qaado
Queue is empty
-- / --