VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamsoy adi daradaa anugana ilaashay - Lyrics

sidaa tahay shawaal galayee bishu shan iyo toban tahay shaacisay aduunkee qoraxdee shiin dhalataay wali shaahid kuma arag sheekana kumaan maqal wax shabaha naftaadee sharad baan dhiiganayaa hadii sharaf mid kula mda lagu sheego dunida ee shamsooy adi daraadaa anigana ilaa shalay cishqibaa i shidayee ma i shaafinaysaa sidaa tahay shabeel ciideed ama geenyo shaaximaneey shucuurtiyo eegmada rag ninkay la shawrtaa shaarubyaha salaaxyoo adaa shicir amaankaaaye shaxda lagu cayaaraa sida faras shidabanoo laga furay shakaalkiiyoo shakadkii ku xidhanyahay qofkaad sheed ka qabataa shanshadaba ma rogayee adaa shiiqinayoo kalgacayl ku shubayee xidigtii shahuuraay adaa shiday aduunkoo dumar baad shan dhertee sharad baan dhiganayaa hadii sharaf mid kula mida lagi sheego dunida ee shiishkay igu deeqdee shafeecadii naftaydaya waan kugu shukrianaya a shamsooy adi daraada anigana ilaa shalay cishqibaa i shidaye ma i shaafinaysaa
Queue is empty
-- / --