VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guri - Lyrics

Inkastoynu garab iyo Gaashaan ahaynoo Waaya godolay cashaqa X2 Hadii aan garaad kay Wacadkii ku gees maray X2 Geenyadaan jareestiyo Ila gaabi faraskii waana Garashadaydee X2 Imin kana gaf kaygii Inan yahow adoon Gudin hayga goon Waxaan galay X2
Queue is empty
-- / --