VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iga aarsan - Lyrics

aduunyadu igama raynin nasiibkuna igama eexan rajana anigaa lagaayoo isuma kay sheegin taladu dhacdayo waa amar ILAAHAY seegtayee ha ila eegan abaarsade aawadaayoo ilmiyo oohinuun dhamaaday aqoon daridayda eeday imikaan xumihii u aayay imikaan aragtida u baahday intaan mawd iga adeegin hayga aarsan i daayoo u noqon maayee i saamaxe ana shalay kaa ordaayay maantana waan ku ogolaaday hadaan axdigii ka booday dhankayga kaa ooli waayay miyaan dumar ugu horeeyay
Queue is empty
-- / --