VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Keydkii jacaylka - Lyrics

markaan laba kufkeeno kalgacayl wadaago kalsooni isku raaco laydhaa wada kabanayoo kaftamaaya eega kala dheerideeniyo kelinimo xasuustaye kaydkii jacaylka riyo la iig keena kabo is idhaahda misa waaba koob madhan jaceyl waa iskaashiye nina keli ahaanti rays biyo korkeeda leh kama soo dhuriye markan kaalitade kala dhiman arkaaye kalgacal la heesaye hurda la iga kiciya uumiga kalgacalba la kulan is idhaahda mise waaba keligay kolba anigoo degay marka uu jaceylkani igu laba kacleeyoo karti igu maquursha ku dayaa naftee kala dheerideeniyo kelinimo xasuustaye kaydkii jacaylka riyo la iig keena kabo is idhaahda misa waaba koob madhan ninba kaar ku oogane markaan kaaha waaberi kaa waayo gogoshoo kolba dhan isku tuura kohoshada la toosa kala dhiman arkaaye kalgacal la heesaye hurda la iga kiciya uumiga kalgacalba la kulan is idhaahda mise waaba keligay
Queue is empty
-- / --