balxaroobeey
hilaac biligliyo
balxa roobeey
sida roobeey
ama rayskooy
riisaneey
laguu rabi tuugyee
ma biyacaad
ban ka hoortoo
baryo baahi loo qabaybaye
wadku daaya oo
waayo raagtee
wiilooy wacad maan dhiganaaye

durduriyo daruur hoortay
deeq badanaayee
yaa qadiyo qalin qaatoo
qureysh iigu dhiiba
qawlka dhaanto
nin ku rabo la rafiiqdoo
lagaa reebay reen badanaye
huuuno ruuneey reer jacayleey
rafiiqeena waan raadiyaaye

Exit mobile version