Cirka oo daruuraha
Baxsanay hargeeliyo
Dan lahelayba siman
Yahoo intuu raaxo ugu
Da'ay x2

Dhirtu ubax dilaaciyo
Dusha miro kuleedaho
Doogiyo barwaaqada
Ladnaatay duun yada
X2

Sida loogu diirsadaad
Dayma deedii leedahay
X2

Bahjaay wad ideeqdoo
Daawashada kalgacal
Kaleh ishu kaama daa–
Shee calaf haysku keen
Daro x2

Dookhaygan xiisahaa
Dumar kaa jeclaystiyo
Qalbigaa ku doortoo
Dareen kaa ku weh–
Eshada x2

Nafta inaad udabacdiyo
Dawo kaa sugaysoo
Doogtiisa caashaqa
Damqanaysa awgaa
X2

Dar allee nasteexaa
Deg deg loogu fidiyaa
X2

Bahjaay wad ideeqdoo
Daawashada kalgacal
Kaleh ishu kaama daa–
Shee calaf haysku keen
Daro x2

Exit mobile version