Heesta Ila joogee - Lyrics
Kaan jeclaayeen ujeel--
Ow ma wardheer bad
Jirtaaye oo heleeley
Heleelee ma wardheer
Baad jirtaaye x2
Taan jeclaayee ujidh
Go'ay riyaad iigula jog--
Taa oo heleeloy heleeloy
Riyaad iigula joogtaaa
X2
Kaan jid dheer umaraa--
Yow jaamacow ilajogay
Oo heleeley heleelee
Jaamacow ilajoogay
X2
Jinawoon ila joogin
Miyaan jiifsan karaayey
Oo heleeloy heleeloy
Miyaan jiifsan karaayey
X2
Ee jeexaygii rumaadow
Yaa goday kula joogay
Oo heleeley heleeley
Yaa goday kula joogay
X2
Jaahaagu wuu ijiitee
Yaa liibaan kula joogaa
Oo heleeloy heleeloy
Yaa liibaan kula joogaa
X2
Jaceelkeenaa sii jiidmo
Goorman soo afjarnayay
Oo heleeloy heleeloy
Goorman soo afjarnayay
X2
Aroos aan ujihayneee
Yaa jaahaaga ijoojee
Oo heleeley heleeley
Yaa jaahaaga ijoojee
X2
Taan jeclaayee ujidh
Go'ay riyaad iigula jog--
Taa oo heleeloy heleeloy
Riyaad iigula joogtaaa
X2
Kaan jeclaayeen ujeel--
Ow ma wardheer bad
Jirtaaye oo heleeley
Heleelee ma wardheer
Baad jirtaaye x2
Jinawoon ila joogin
Miyaan jiifsan karaayey
Oo heleeloy heleeloy
Miyaan jiifsan karaayey
X2
Kaan jid dheer umaraa--
Yow jaamacow ilajogay
Oo heleeley heleelee
Jaamacow ilajoogay
X2
Jaahaagu wuu ijiitee
Yaa liibaan kula joogaa
Oo heleeloy heleeloy
Yaa shiniile kula joogaa
X2
Ee jeexaygii rumaadow
Yaa goday kula joogay
Oo heleeley heleeley
Yaa goday kula joogay
X2
Jaceelkeenaa sii jiidmo
Goorman soo afjarnayay
Oo heleeloy heleeloy
Goorman soo afjarnayay
X2
Aroos aan ujihayneee
Yaa jaahaaga ijoojee
Oo heleeley heleeley
Yaa jaahaaga ijoojee
X2