ala qalbigaygiyo laabtaay
ala way ina kala qariyeene
ala inta kale waa lugooyee
ala yaa igu ladha laafya dheere
ala jjinsigeediyo nuurkaan
ala ku jeclaaday jamaaadeey
ala yaa kobtiiniyo reerka
ala kugan geel u xareeyaa
ala yaa go,aan kula qaatoo
ala yaa ku guursada geesheey
ala jincas iyo janadaa
ala nin waliba jeclaayeey

ala codcodiyo caano geeleey
ala curdan baxay caynadiisaay
ala xamdi waan ixtiramee
ala ma cirkoo casar hooraa
ala lafta dhabar dhaliyahaygay
ala yaa dhulkeenii kula aaday
ala yaa kobtiiniyo reerka
ala kugan geel u xareeyaa
ala yaa go,aan kula qaatoo
ala yaa ku guursada geesheey
ala jincas iyo janadaa
ala nin waliba jeclaayeey

Exit mobile version