Heesta Ku jeclaaday jamaadey - Lyrics
Ala qalbigaygiyo
Laabtaay ala wayna
Kala qariyeenay x2
Ala waydin kala
Qariyeenay x2
Ala inta kale waan
Ugooyee ala yaygu
Ladha laafya dheeray
X2
Allayaa ku ladha laaf
Yadheerow x2
Ala jinsigeediyo
Nuurka alaku jec--
Laaday jamaadeey
X2
Ala ku jeclaaday
Jamaalow x2
Alayaa gobtiiniyo
Reerka ala gugan
Geel u xereeyaay
X2
Ala gugan geela
U xereeya x2
Alayaa go'aan kula
Qaatoo alayaa ku
Guursada geeshay
X2
Alayaa kuguursada
Geeshow x2
Ala jiincasiyo hoo
Janada alanin waliba
Jeclaayay x2
Ala nin waliba ha
Jeclaayay x2
Ala cod codiyo caano
Geelay ala curdan
Baxay caynadiisay
X2
Ala curdan baxay
Caynadiisow x2
Ala sacda waan
Ictiraamee ala ma
Cirkoo casar hooraa
X2
Ala ma cirkoo casar
Hooraa x2
Ala lafta dhabar dh--
Al yahaygaay alayaa
Dhanaan kula aada
X2
Alayaa dhanaan kula
Aadaay x2
Ala dhulku waygu
Fogaadee alayaaa
La dhaanteeya dh--
Oolay x2
Alayaa la dhanteeya
Dheegow x2