VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marisin - Lyrics

natan aad baabsatee kola aad beer lushey bal inaan bogsado igu qabo biyaha markii aad soo baxdeen soo bidhaan muuqaten ka bogsaday wadnihii boogtu igag taal buuqa aragtidiiyo meersin meeshay ku taal aabay muusoy mushaaxaysa maankaygu raac baahida aan kuu qabiyo barashada kal gacal oon kan baasey biyuhu tirin adaa i baray sidii qaalin geel qoona wabi la sudhay yaa qardhaas iiga dhiga qoorta yaa iiga lula qarnigii aan dhashaa la igu soo qooqiyoo kolba qoonkii kacaan ana qayrkood aan ahay naa munaay aabahaa awrta raacbuu ku yidhi ana aragtidaadaan ku alaaladaa uurka iyo qalbiga amateedbaad u tahay alla daayeey amaantaada kama ilboxo beerka iyo qalbiga marna kama baxdide
Queue is empty
-- / --