libdhadoo soo baxdiyo lagu mood laydha subax
tima sadaaralay afku sagal madow waad i saaqdo
qalbiga waad ku sabatehee sugrado soo baxdiyo
sayma roobaad tihiin
soo lig ligoo sidii laan yaroy laydhu luli
muda galaaman ubax beela uga eegey waad i
maan lushaye ma masciidoo indhaha meel
ka soo jeedinbaa

Exit mobile version