A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Balan Lyrics

balantuu galoo nin beeninayoo
baajinaayee
wiil badheedhaha buuxinaayoo
beel daajiyaan ahay
amba barashada
wanaag lagu bilaabay
een ana ubogay
beeninaysoo baydha ma ihi
gabadh buuxda baan ahay

mida ibixisoo
maalinta uba an ee balaayee
kaa burqanayoo
kaa badbaadshoo
lagusoo baqdaan ahay
baahi iyo hawl
badhaadho iyo samo
wakhtiga baratami
mid uga baratoo
wuxuu alle baday
bismilaysataan ahay

Queue is empty
-- / --