VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

waligaa war iyo sheeko lalawalwaalo lama raaco adigoon waji uhaynin war halisa lama tuuro qofka waa sasabaad sharaftiisa lama wiiqo waadaad isku geeyo siduu waayo arag sheeki ugu danbaytii dumar waa waa waali waxyeelaad horseeedaaya xaqiiqada ha waydaaran waligaa xaq lama waabsho danta lagama waynaado waayeelo taladooda waali lagama sooqaado wali lagu gaystay wiideeda lama sahadsho wadaad isku geeyoo siduu waayo arag sheegay ugu danbayntii dumar waa waxyeelay horseedayoo xaqiiqada ha waydaaran
Queue is empty
-- / --