VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fikir - Lyrics

xalaybaan fikirayoo hurdo falaga rogoyoo falaqeeyey dunidoo inagoo farxaynoo fadka sare duljoognoo faladaydii noqotee biyo kugu furmaayoo wabi kugu fatahayaa way kaa fajiciyaa tii igu filnaantayey faydheedii bidixey yaan la inakala fogaynin arintii fadhiday iyo taladeenii fiicnayd waa lakala furfurayoo dadbaa fiidka kacayoo fool xumo kataliyee inakala fogeeyoo biyo kugu furmaayoo wabi kugu fatahay way kaa fajiciyaan tii igu filnaatay feedhaydii bidixey yaan laan la igakaa falan
Queue is empty
-- / --