VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haatif - Lyrics

hoobaan wanaagay haasaawe quruxey huunoy hadal macaaney hilibkaaga lama wadho hanasiiyo hadalkii hubaalaysay socodkii goormaa lagula hadhay halisbaad ku sugantahee miyuu hadalba yaalaa shalay waad haboonayd markaad ila hadlaysay sowkan haatuf kula tagay ruuxuu markuu hulada galo ama uu hoyga dhigo ama uu hoydoo iilka ladhigo waa lagaa hadhaayoo dadku uma hiloobee hashuu cunay waraabuhu heeryadeedii noqotee miyuu hadalba yaalaa shalay waad haboonayd markaad ila hadlaysee sowkan haatuf kula tagay
Queue is empty
-- / --