VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaanba kaa maarmayaa - Lyrics

aniga maalamahan midbaan miyirkaygii qaadayoo naftaydii mashquulisee sidii qudhaca maydhaxdii madheedh geed sare kuyaal ayey iigu muuqataa hadaan ka maqnaan lahaa miyaan kaba maarmayaa naftahani muhashada jacayl miciin moodaysayee muraadkeedii ogoyd midii maanqaadaybay iyadu daba meeri amaantii iga mudnayd hadaan ka maqnaan lahaaa miyaan kaba maarmayaa
Queue is empty
-- / --