VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhisaay - Lyrics

hadii aan kaalin galay kalsoonida i dhiirisay hadii aan dareemo karah kurbada dawo iga tidhaah hadaan ifka kali ahaa wehelka i kalkaalisay i kaba dhibta jiraay naftan koolkooliyay karaama i deeqdayo janada la iga keenayee waxaad ii tahay kuldhaan kufkaa ruux kuu dhigmana kumaan arag koonka ee dunida kalgacayl ku joog hadaan meel gaadhay kore kartida i hagtaa tahee kaskiyo caqligaa kufgiyo aduunyada kaashadaay kibirku waa dagmaaye kaalamati qaalib keena hindisa ima kala ridaay kaamilan jacayl huraay kaahi nalka daaraye nolosha kaafiyaysee
Queue is empty
-- / --