Afrika iyo Aasiyaan marayoo
Adoo kale aadmi kuma arag
Alam dheh alam gariir dheh
Goodirow rig dheh
Balaw dheh baar baxay dheh
limooneey la’aantaa miyaan ladaa
Alla limoon la’aantaa miyaan ladaa
•••••••••••••••••••••••••••••••
Bustooleey baal hurdaad tahayoo
Naftaada bangiyaan ku baayacay
Alam dheh alam gariir dheh
Goodirow rig dheh
Balaw dheh baar baxay dheh
limooneey la’aantaa miyaan ladaa
Alla limoon la’aantaa miyaan ladaa
•••••••••••••••••••••••••••••••
Tanaado gabaroow dhalaad tahayoo
Adaan tolkay kaaga soo tegay
Alam dheh alam gariir dheh
Goodirow rig dheh
Balaw dheh baar baxay dheh
limooneey la’aantaa miyaan ladaa
Alla limoon la’aantaa miyaan ladaa
•••••••••••••••••••••••••••••••
Sidii jowhoradii jamaal badaneey
Jamiilo adaan ku jecelahay
Alam dheh alam gariir dheh
Goodirow rig dheh
Balaw dheh baar baxay dheh
limooneey la’aantaa miyaan ladaa
Alla limoon la’aantaa miyaan ladaa
•••••••••••••••••••••••••••••••
Sidii sharaqiyo nusmiyo faraleey
Shamsooy shukri baan ku leeyahay
Alam dheh alam gariir dheh
Goodirow rig dheh
Balaw dheh baar baxay dheh
limooneey la’aantaa miyaan ladaa
Alla limoon la’aantaa miyaan ladaa

Exit mobile version