VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobaalimoow - Lyrics

lahashada kalgacal kaan ladi waayay leedhiisiibaan la liic liicayaayee x2 sida liiga liiga orad kaan loo laamayaayoo sida low low odayaa intaa lalaba laygu shidaaye x2 maladniye cishqaa igu laba kacleeyoo noolaan maayo hadaad soo laaban waydee x2 ladaab yada jaceelkaa lahankeedu maladniye lud iyo jiidh anba waygu ladhan taahoo sida laabta laabta xuunshadaan kala xiibo yeeshoo sida labo jir labo jir curadaan intaa soo laxaab sanaayee x2 hali liijin waranka kali kaysan xididada hadaan luxudka la idhiginee soo laaban doonee x2 lahashada kalgacal kaan ladi waayay leedhiisiibaan la liic liicayaayee x2 sida liiga liiga orad kaan loo laamayaayoo sida low low odayaa intaa lalaba laygu shidaaye x2 maladniye cishqaa igu laba kacleeyoo noolaan maayo hadaad soo laaban waydee x2 looyaanka dirireed leexadiisiyo lugtii faraska raacdee luunku gowracaanoo sida laash laash bad ween baan liic liicayaayoo sida laamo laamo dhabiyaan liic liicayaayoo sida labo jir labo jir curadaan intaa soo laxaab sanaayee x2 hali liijin waranka kali kaysan xididada hadaan luxudka la idhiginee soo laaban doonee x2
Queue is empty
-- / --