Heesta Ali udin - Lyrics
waa inaan shiishka saaraa
waa inaan shakalaa
dabadeed la shawraa
siday noogu sheegeen
kuwa diinta sheegaa
shaqalada quraankee
shad iyo madka le
ILAAHBAA dadka shaafiyee
naftaydaan waa inaad shujuudaa
shanta diin islaamka
sharaftooda dhawraa
shakiga iska daayaa
shirkigana ka cararaa
siday sharaftu tahay weeyee
shaqsigiii xumaadana
waa inaan shakiilaa
dabadeed la shawraa