Heesta hee 3 - Lyrics
tabaalada aduunkee
anigey ituruqdoo
tagoogaha ijabisoo
ka talabsan waayoo
waanigan tasoobee
itaageer allahatow
arintaydan kala taal
adigaa toosin karayee
taariikhda iyadoo
isdabataa ninba
meel ku tuurtoo
aniguna tusmaystoo
qayrkay halkuu
tagay ubaabushaystee
itaageer allahayow
arintaydan kala taal
adigaa toosin karayee
turuq iyo laxaad iyo
tamaray xoogay
jaceyl iga tan roonbaa
tagoogaha ijabiyoo
ka talaabsan waayo
waanigan tasoobee
itaageer allahayow
arintaydan kala taal
adaa toosin karayee