Heesta Iikaalay labdeenu kala maarmi meyne - Lyrics
karti iyo ismaqalbaa lagu kaalin galayo
adiguna kasmaha dumar kaalmaysi moodee
ii kaalay labadeenu kala maarmi maynee
ninkii kaligii meel mara isma kaafinaayee
kaftan ma le danteenuye adaan lagu karayn
anigoo kalgacal qaba hadaad iga kibrayso
ninkalood la kulantaa kolay kuma kabaaye