nafteydan aday ku hayday
hadana ku heshoo ku waydaye
aniu kaa helay hubaale
ogsoo maamaeyda haysaa
isii aan ku raacshe
qudcurbaan uggaaadh tagy
nafteydan adaa ku seegay
kunoqday caashaqa ku beeray
anigu kaa helay hubaale
hogsoo maala haysaaa
mise waanan haraaday
qudcurbaan gudaayaa
nafteyda adaa xariiro
hadana hadhsan wyeday awgaa
anigu kaa helay hubaal
hubsoo ma anaa ila haysaa
mise waan hadraaa
qudcurbaan hilabte

Exit mobile version