anigoo inanataa
cindigeygu raacay
cishqi igu abuurtaay
waa calool nuglahaye
cilmi sidiisiibaa
jaceyl icabudhiyoo
caloolyow igu ridee
cawo iyo ayaanbuu
caasaqaagu igu yesheee
shamsana waan calfadayo
la caruus galayeee
shamsooy way cajabisee
aabihii ku dhalayoo
udgoon ooyadaabaa
hadalkeedii sidataa
kolay camal samaantu
cisi iyo sharaftooda
cawo iyo ayaanbuu
caashi uyeeshee
shamsana waan calfadayoo
la caruus galayeee

Exit mobile version