saaagal waa baryaaba
saymaha daruuraha
saxansaxaa carfaysaa
hayriyoo saareera
sowraceedaa ahaa
qurux lama saluugaa
sinjigaa gobaa iyo
soomaali dhalanaay
farxiyaay laygu kaa malagsadey
seernaa wayday ruudaa
suugaanbaxaysaaye
sifo caafimaadaay
fayriyo sareedaa
sawraceedaaa maalaay
qurux lama saluugee
sinjiga gobonaanimo
soomaali dhalaad
farxiyaaay laygu kaa qabsay

Exit mobile version