chadaan canabeey jaceyl
cibaadada aan ku dulee
colaadna aan dartaa ugaley
hadaan caa kaa guurayee
dhedadan ceeryaamadaaa
caawaa aan kutaalee
caalamada aan dhigtaa
aan cidi kugu lugoynee
qol cidlaa lumayee
hawaan cidlaa lumaye
jaceylkana cidla ha barin
dunidan xal sare kujogtaa
tabaalaha caashaqa
tirada faanbadaaa
caloonsha waa qababa
culays bay igu hayaan
markale hadey cadaadiyaan
miyaan kaaa oolayaa
cibaarada joogsadaa
ca

Exit mobile version