Laanyahay magooshee
Qeyb weyn lulo iisii
Soo liigan laacdaa
Soo liigan laacdaa

Liishaanka xiisaha
Laab xooshadeediyo
Lega taahaaa
Runtii in leeg

Igaga likaysee
Naas caano naas caano
Aayahayan warka iiga lalisaa
Ifraax ifraax ifraax
Ifraaxeey aan ku naysadaa

Laafyada qurxoon iyo
Xaragada lalaasima
Wakhti lagu yaqaanaa
Wakhti lagu yaqaanaa

Liishaanka xiisaha
Laab xooshadeediyo
Lega taahaaa
Runtii in leeg

Igaga likaysee
Naas caano naas caano
Aayahayan warka iiga lalisaa
Ifraax ifraax ifraax
Ifraaxeey aan ku naysadaa

Exit mobile version