Geedkaad samaysiyo
Garabkaaga heekee
Ma hilmaamee garo

Gacalada dhankaagiyo
Gashigiyo abaalkii
Gacalada dhankaagiyo
Gashigiyo abaalkii
Anigoon kuu gudin

Kaa goosan maayee
Geestaada roodaa
Inaan la iga soo galin

Garashada aqoontiyo
Caqligaaga gaarkaa
Galad weeya ee garo

Garabkaad isiisiyo
Gashigiyo abaalkii
Garabkaad isiisiyo
Gashigiyo abaalkii
Anigoon kuu gudin

Kaa goosan maayee
Geestaada roodaa
Inaan la iga soo galin

Exit mobile version