hadmanadaa caanoo
lagu maaraaansadaa
maantoo maka maarmaye
waa muxibo muxibadaadii
miriqdaadii arkee
waa macaanoo
adi kumaagee
marwa ii macaaneey
amaantee muqagii
gashaa rabaaaa
mugdii aad moodeyside
musbaax daaranee
maantoo maka maarmayee
waa muxiboo
hadii miriqdaa arkee
adba macanow
adiga ku maagee
marwadii iimiiciineey
ahaan maanta eee
inaad igashaan rabaa

Exit mobile version