VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahiigaan - Lyrics

mahiigaan da ayaayiyo midka laylkii hoortaa kalgaceyl mug weynoo soo maaxanaayaaa marwaadii aduunyada salkaan waxay raacdaa tiriig iigu matashaay kaa maarmi maayyo jaceylkeena maamuus muubax muunad loo hoobaan ,meeraysaa milicsiga asaageed midan lagu mabsuudaa marwadii dunidaaa miisaanka u ahaydaay jidiinka macaaneyde ala igu matashaay kaa maarmi maayee jaceylkeenu maamuus
Queue is empty
-- / --