markuu qarankaygii jabey
malaadkiyo hoga ku dhacey
haduu cudurkisii qubay
hadaan socodkaba lahaa
oo caadkiyo kurbadan
iyo murugada igu gura
sidee loo qaran baxaaxogtaydu mana xayuu
jidhkaygaa la buuqsadaa
ilays kaa roor qaldan
qol aaruu igu xidhaa
markaan soo qaybiyana
waxan soo qorana
qasaas taan lahaa
cisi iyo ayaan arkee
sidee qaran baxaa

Exit mobile version